Allarlaadi       

WELCOME TO ALLARLAADI.COM

BBC SOMALI

BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

 

SEARCH

SOMALI LINKS

Allpuntland
Allbaargaal
Alljubbaland
Allkarkaar
Almujaahid
Aminarts.com
Allsbc
Allmudug
Awdalnews
Allsanaag
Abaaqaroow
Afnugaal
Aayaha.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Baidoa.com
Boocame
Biyokulule
Bulsho
Cawslafil
Ceegaag
Dayniile
Dhahar.com
Doollo
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Halganews
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Idamaale.com
Iibgal.com
Jidbaale
Laasqoray.net
KismaayoPost
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Buuhoodle
Radio Garowe
Radio Dalmar
RadioFreeSomalia
Shabelle.net
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Somalilandfuture
Ufurow.com
Widhwidh.com
Wayaha.net
WardheerNews
Xargaga

ISLANIC LINKS

Boqolsoon
Quran

 
     
Baydhabo :02.March.2008 (W.M.N) kooxo ku labisan dareeska Ciidanka baliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenimadii xalay gudaha Magaalada Baydhabo dhaawac ugu geysteen ilaa iyo seddex qof.

Seddex qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dhaawacay habeenkii xalay gudaha Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ahna xarunta baarlamaanka soomaaliya.

koox ku la bisan dharka ciidanka baliiska DFS ayaa falal dhaawacyo ah uga geysteen mid ka mid ah seddex qof dhaawac soo gaaray xaafadda Isha ee magaalada Baydhabo gaar ahaan halka lagu magacaabo Kiiloo sabca , oo isaga xilli dhaawaca loo geysanayay goobtaasi marayay.


 


si ay u warameen goobjoogayaal goobtaa ku sugnaa ayaa u xaqiijiyay in kooxaha ku labisnaa dareeska ciidanka Dowladda Soomaaliya ee dhaawac uga geesteen, ayaa isla goobta waxaa soo gaaray ciidama ka tirsan baliiska dowladda soomaaliya , iyadoo ay rasaas ay fureen ciidanka goobta soogaaray ayna ku dhaawacmeen ilaa iyo 2 qof oo dhalinyaro ah.

kooxaha falalkii dhaawacyadii xalay ka geystay gudaha magaalada Baydhabo ayaa la ogeyn halka ay u baxsadeen.


 


goobjoogayaasha ayaa sidoo kale sheegeen in kooxaha ay ahaayeen ilaa iyo seddex qofood oo bastoolado ku hubeysnaa, isla markaasina kulabisnaa dareeska ciidanka dowladda soomaaliya.

dhacdadaani xalay ka dhacday gudaha magaalada Baydhabo ayay san jirin mas`uuliyiin ka hadashay haddii ay ahaan lahaayeen Dowladda, maamulka gobolka iyo kan degmada Baydhabo intuba.

inkastoo qaar kamid ah xariir aynu la sameynay ay ka gaabsadeen inay ka hadlaan falalkii amaan xumadii ka dhacay xalay magaalada Bay.

si kastaba ha`ahaateen arintani ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xillibaanadii shalay laga guuleysatay in guddoomiye loo sameeyo gobolka iyo degmada Baydhabo.
 

Allarlaadi beydhabo

 

   
Cabdala Deerow Isaaq (1950-2006)-Siyaasi/ Halgame/ Aqoonyahan shirqool siyaasadeed lagu dilay Jimco 28/07/2006 ka dib markii uu ka soo baxay masjidk Sheekh Maxamed Hargaysa ee xaafada Busley, Baydhabo oo uu ku soo tukaday salaada Jimcaha
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 Contact@Allarlaadi.com