Baydhabo:
19.March.2008(W.M.N)Howlka
shirarka
Baarlamaanka
soomaaliya
ayaa maanta
waxaa
fadhiyo ku
yeeshay
xillibaanada
baarlamaanka
soomaliyo,
isagoo
halkaasi uu
ka hadlay
guddoomiyaha
baarlaanka
soomaaliya.
Sheekh Aadan
Maxamed Nuur
Sheekh Aadan
Madoobe
guddoomiyaha
gobolaha
Baarlamaanka
soomaaliya
oo maanta ka
hor hadlayay
Fadhi ay
yeesheen
Fadhi ee
yeesheen
Xillibaanada
Baarlamaanka
soomaaliya
ayaa markii
ugu horeysay
sheegay inuu
isaga dagayo
xilkaasi.
Arintaasi
ayaa ka
dambeysay,
kadib markii
muddooyinkii
ugu
dambeeyay
xillbaanada
baarlamaanka
soomaaliya
oo soo
xaadiri
waayeen
fadhi ay
lahaayeen
baarlamaanka
soomaaliya.
Wuxuuna
xillibaanada
u sheegay in
ay xilkooda
si daacad ah
ugu
shaqeeyaan
shacbiga ay
wakiilka ay
ka yihiin,
haddii aan
sidaasi la
yeeli karin
waan inaan
isaga kala
tagnaa
xarunta
baarlamaaka
ayuu yiri
guddoomiyaha
baarlamaanka.
Xillbaanada
baarlamaanka
oo maanta
kulan ku
yeeshay
xaruntooda
magaalada
Baydhabo
ayaa sidoo
kale war
bixin loogu
dhageystay
wafdi xaqiiq
raadin ah oo
dhawaan
booqosho ku
tagay inta u
dhaxeysa
Muqdisho iyo
Afgooye,
Xubnahaasi
oo horkacayo
guddoomiye
ku xigeenka
labaad ee
baarlamaanka
soomaaliya
Cusmaan
Cilmi Boqore.
Guddoomiye
ku xigeenka
labaad ayaa
war bixin
looga
dhageystay
waxyaabihii
ay la
kulmeen
intii
kormeerka ku
jireen, waxa
uuna sheegay
in dadka soo
barakacay ay
ku sugan
inta u
dhaxeysa
Muqdisho iyo
Afgooye,
xilligaani
ay heysato
dhibaatooyin
aad u liita.
Dhinaca kale
guddoomiyaha
baarlamaanka
soomaaliya
waxa uu ka
dhawaajiyay
in ra`iisal
wasaaraha
soomaaliya
oo u soo
gudbiyay
golaha
baarlamaanka
qorshihiisii
ku aadanaa
dib u
heshiisiinta
uu la galayo
kooxaha
dowladda ka
soo horjeedo.
Ugu
dambeyntii,waxa
uu sheegay
in arintaasi
go`aan ay ka
gaari doonaa
maalmaha soo
socda
xillibaanada
baarlamaanka
soomaaliya
oo
fadhigoodu
yahay
magaalada
Baydhabo.
Beydhabo
Abdi Aden