Allarlaadi       

WELCOME TO ALLARLAADI.COM

BBC SOMALI

BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

 

SEARCH

SOMALI LINKS

Allpuntland
Allbaargaal
Alljubbaland
Allkarkaar
Almujaahid
Aminarts.com
Allsbc
Allmudug
Awdalnews
Allsanaag
Abaaqaroow
Afnugaal
Aayaha.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Baidoa.com
Boocame
Biyokulule
Bulsho
Cawslafil
Ceegaag
Dayniile
Dhahar.com
Doollo
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Halganews
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Idamaale.com
Iibgal.com
Jidbaale
Laasqoray.net
KismaayoPost
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Buuhoodle
Radio Garowe
Radio Dalmar
RadioFreeSomalia
Shabelle.net
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Somalilandfuture
Ufurow.com
Widhwidh.com
Wayaha.net
WardheerNews
Xargaga

ISLANIC LINKS

Boqolsoon
Quran

 
     
Baydhabo: Bannaabax oo ay ka soo qeyb galeyn mas`uuliyiin kala duwan oo maanta magaalada Baydhabo ka dhacay. 20 Mar 2008
 
Baydhabo: 20.March.2008(W.M.N) Barqanimadii maanta waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ka dhacay Bannaabaxa lagu taageerayo Hadalkii ra`iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde.

Mas`uulyiin isugu jira xillibaano ka tirsan baarlamaanka, maamulka Gobolka , kan degmada, saraakiisha ciidanka, bambeyda, ururada haweynka, Dhalinyarada, iyo shacbi weynaha magaalada Baydhabo ayaa maanta ka qeyb qaatay dibad bax waa barigii maanta ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo.

Dibadbaxani waxa uu ahaa mid lagu taageerayay hadalkii dhawaan ka soo yeere ra`iisal wasaaraha xukuumadda federaalka KMS Nuur XASan Xuseen Nuur Cadde, kaasi oo ku saabsanaa in wada hadal lalagalo kooxaha dowladda ka soo horjeeda.

Isu sooba maanta ka dhacay magaalada Baydhabo waxaa soo qaban qaabiyay mas`uuliyiinta maamulka gobolka Bay, iyadoona boqolaal dad ah saaka ay ka qeyb qaateen isu soobaxaasi.
Dibad baxyaasha ayaa waxay socdaal ka bilaabeen Taalada Cabdalla Deerow Isaaq Alla ha`unaxariisteen, waxayna socod dheere ku mareen wadooyinka waa weyn ee magaalada Baydhabo, iyagoo si tay Boorar ay ku qornaayeen guul guul guul  ra`iisal wasaare Nuur Cadde iyo ereyo ka.

Ugu dambeyntii, isu soo baxayaasha waxa ay isugu  yimaadeen Barxadda Weyn ee Hotel Aadan, halkaasi oo qudbado ay ka soo jeediyeen Mas`uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kuwa degmada.

Mas`uulyiiintii ka hadashay  dibad baxaasi waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Bay C/fataax Maxamed Ibraahim Geeseey, isagoona sheegay inay  ku faraxsan yihiin hadalka ra`iisal wasaarha oona ku saleysan dhinaca dib u heshiisiinta.

 


 

Sidoo kale guddoomiye maamulka gobolka Bay waxa uu u baaqay soomaalida meel kasta ay joogaan in ay kawada shaqeeyaan sidii loo xasilin lahaa dalka soomaaliya oo muddo sanno burbur ka jiray.

 

Baydhabo

Abdi Aden


 

 

 

   
Cabdala Deerow Isaaq (1950-2006)-Siyaasi/ Halgame/ Aqoonyahan shirqool siyaasadeed lagu dilay Jimco 28/07/2006 ka dib markii uu ka soo baxay masjidk Sheekh Maxamed Hargaysa ee xaafada Busley, Baydhabo oo uu ku soo tukaday salaada Jimcaha
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 Contact@Allarlaadi.com