Home Intertainmant History Alif-Maay About arlaadi

WELCOME TO ALLARLAADI.COM

HEESTA MAANTA

Afky Aayow (Maxamed Ahmed Qoomaal)

BBC SOMALI

BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

SOMALI LINKS

Aminarts.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
MarkaCadey.net
Ufurow.com

MAQAL/OUDIO

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 

   

 
  Baydhabo: Bannaabax oo ay ka soo qeyb galeyn mas`uuliyiin kala duwan oo maanta magaalada Baydhabo ka dhacay.   20 Mar 2008
Baydhabo: 20.March.2008(W.M.N) Barqanimadii maanta waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ka dhacay Bannaabaxa lagu taageerayo Hadalkii ra`iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde....

  Baydhabo: Afhayeenka Baarlamaanka soomaaliya oo sheegay in uu isaga degi doono xilka guddoomiyenimo.   19 Mar 2008
Baydhabo: 19.March.2008(W.M.N)Howlka shirarka Baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta waxaa fadhiyo ku yeeshay xillibaanada baarlamaanka soomaliyo, isagoo halkaasi uu ka hadlay guddoomiyaha baarlaanka soomaaliya
.  

 

Baydhabo: 3 qof oo habeenimadii xalay dhaawac loogu geystay gudaha Magaalada Baydhabo.    02 Mar 2008

 

Dr Mohamed Afkul Ibrahim oo ah aqoonyahan soomaaliyeed oo ku nool wadanka mareykanka uu soo bandhigay musharaxnimadiisii Madaxwaynenimada Soomaaliya ayaan nasiib u yeelanay inuu waraysi siiyo bogan.anagoo madaxweyne-musharaxa sanadka soo socda ee 2009 uu noo sheegay inaan noqonay bogii ugu horeeyay ee uu waraysi siiyo. waraysigaas oo uu ku soo bandhigay musharaxnimadiisa.waraysigiina sidan ayuu u dhacay. Halkaan Riix

 

 

 

 

 
 
Cabdala Deerow Isaaq (1950-2006)-Siyaasi/ Halgame/ Aqoonyahan shirqool siyaasadeed lagu dilay Jimco 28/07/2006 ka dib markii uu ka soo baxay masjidk Sheekh Maxamed Hargaysa ee xaafada Busley, Baydhabo oo uu ku soo tukaday salaada Jimcaha
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Contact@Allarlaadi.com

Home | Intertainmant | History | Alif-Maay | About arlaadi